Summer sports mania

▶️ Watch on 3Speak


Summer sports mania

Waan idin salamey waxan rajeynayaa inaad cafimaad iyo farxad ku jirtaan anigana waan fiicanahay allhamdulilah game idin la wadagi rabo waa game aad iyo aad aan ula dhacey runtii kan game wuu dhafey game waxa Soo Saray shirkada tangram games waxa daabacadey play365 magaca ciyaarta waa summer sports mania waxad ku ciyari karta android kaga iyo iOs waxad ku tartameysa shot meel la tooganayo waa game heer sare



Waxan u ciyarey si qurux badan aad baan ula dhacey qaabka aan u ciyaarey falaarta si xeelad ah Ayan u qaptey waxan ku aadiyey target ka


Waxa ila tartamaya wadamo badan sida Canada iyo wadamo kale aniga waxan ku socda somalia 🇸🇴 waxan ku Jira kaalinta 1aad aad baan UGA Farax sanahay wadankeyga aan matalayo


Wadamo badan Ayan la tartamey si aan wadankeyga guul u gaarsiyo si xirfad leh Ayan u ciyarey UGA danben waan guuleystey kaalinta 1 waad Ayan ku Jira waa game heersare


Sidan u ciyarey adna waad u ciyari karta
Mahadsanid ilaa dhamadka aad ila joogtey mar labaad mahadsanid


▶️ 3Speak


via Apps from



0
0
0.000
2 comments
avatar

You played amazingly. I am really impressed by your gameplay. Thank you for sharing such a beautiful gameplay.

0
0
0.000